The MCC Library will be closed beginning Monday, May 18, 2026, due to campus construction. View the Library page to learn more.

About Us

MCC Cares (Soomaali)

MCC Marwalba wuu kula jiraa

Morgan Community College, waxey tixgalisaa waayo aragtinimada aad ulee dahay dhismaha (Campus) agabyada kale sida goobaha kabaxsan dhismaha kambaska ee daruusta lagabixiyo oo hoos yimado MCC, iyo Shaqaalaha.

Tixgalinta MCC waa hab aadkubixinkartid jawaabtaada si qarsoodi ah hadaad doonto si aad ugacaawiso Tiimka MCC in eykusiiyaan qibrada uguwanaagsan adiga iyo kuwa kale. Adigoo isticmaalayo lifaaqa hoose si aad ubixiso waayo aragnimadaada ama fikirkaaga habka uguwanaagsan oo aankuula macaamilikarno ama aankugula qeybsano arimaha kufarxadgaliyey ee kusaabsan MCC.

Inkastoo warbixinta aad nagulawadaageysid qarsoodi hadana waxaan kaafileyleynaa in uu wada hadalka noqdo mid furan oo daacad ah.

Fadlan waxaad ogaataa in ey aad uyartahay waxa aan kaqabani karno si aan oga jawaabno cawashadaada qaar si qarsoodi ah.

Waadkumahadsantahay nalaqeybsiga fikirkaaga iyo xirfadaada. Waxaan kufaraxsanahay in aad kamidtahay bulshada

MAHADSANIDIIN.

Curt Freed written in a signature font

Dr. Curt Freed, President
Morgan Community College

Hadii aad dooneysid in aad kala hadasho qof qaas ah qibradaada ama arinkaloo kusoo wajahday oo aad rabin in aad ku dhiibato ONLINKA. Fadlan laxirir.

Amada Abbott
Executive Director of Human Resources
[email protected]
(970) 542-3129

Hadii aad dooneysid in aad soo tabiso anshax xumo galmo, dabeecad xun ama dhacdo kuquseyso. FADLAN Isticmaal Lifaaqyadan si aad utabisid. Lagabilaabo Websidyada jiro.